Sariflaha Saayir Money Exchange Oo Soo Kordhiyay Adeeg Casriya Oo Uu Lacagaha Online Kuugu Sarifayo.!! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Sariflaha Saayir Money Exchange Oo Soo Kordhiyay Adeeg Casriya Oo Uu Lacagaha Online Kuugu Sarifayo.!!
December 4, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa (W,N) Sariflaha Caalamiga ah Ee Saayir Money Exchange Waxa kuu Soo kordhiyay Adeeg Casriya oo uu Lacagaha Online kuu Sarifayo Meel kastoo Aad ka Joogto Somaliland Hadday Tahay Cash Shilinka Somaliland Ama In Cash  Dollar Laguugu Badalo Ha Is Dhibin Waxa kuu Fududaynaya Adeegyada Isku badalka lacagaha Qalaaad iyo Shilinka Jsl Saayir Online Money Exchange.

Saayir Money Exchange Wuxuu ku yaala magaalada Hargaysa Gaar ahaan  jidka isku xidha xero awr iyo jig jiga yar amaba Agagaarka Maansoor Hutel.

saayir money exchange

Wixii faah faahina Fadlan kala Xidhiidh Tel 0634429857 0634406136.

KU XAYAYSII GANACSIGAAGA  SHABAKADA CAALAMIGA AH EE WAJAALENEWS.NET GUDAHA IYO DIBADA

EMAIL;WAJALENEWS@GMAIL.COM

COMMENTS
LINKS