Madaxwaynihi Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxwaynihi Hore Ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin Oo Si Balaadhan Loogu Soo Dhaweeyay Magaalada Hargeysa
December 5, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Madaxwaynihii hore ee Somaliland Daahir Riyaale Kaahin ayaa maanta dib ugu soo laabtay magaalada Hargeysa oo uu in muddo safar kaga maqnaa dalka dibadiisa.Waxaana soo dhaweeyay masuuliyiin Xukuumada ka tirsan.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

COMMENTS
LINKS