Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Boorama Oo La Baloodhaystay Iyo Masuul Xukuumada Ka Tirsan Oo Ka Hadlay | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Garoonkii Diyaaradaha Magaalada Boorama Oo La Baloodhaystay Iyo Masuul Xukuumada Ka Tirsan Oo Ka Hadlay
December 5, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Isuduwaha Wasaarada Duulista iyo Hawada Gobolka Awdal ayaa sheegay in la baloodhaystay garoonkii diyaaradaha ee Magaalada Boorama,Waxaana sidoo kale uu fariin u diray Madaxwaynha dhawaan la doortay iyo ku xigeenkiisa

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS