Hambalyo Dhalasho Farxad Leh; | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hambalyo Dhalasho Farxad Leh;
December 5, 2017 - Written by Editor:

Khadar Iid Kaariye, Cabdifataax Ismaaciil Mursal, Cabdicasiis Cali Nuur, Caydaruus Sheekh Cumar Geeddi, Cabdalle Axmed Cumar, Jamaal Shariif Saleebaan, Axmed Ibraahim Axmed, Idiris Caaqil Muuse, Idiris Cabdiqaadir Xirsi, Cabdixakiin Muxumed Xasan, Mustafe Saleebaan, Guuleed Xasan Maxamed, Cabdi Cismaan Almis, Cabdirashiid Daahir Qaabil, Mustafe Axmed Muxumed Odowaa, Liibaan Xaaji Fagadhe, Axmed Ibraahim Salwo. Dhammaan Asxaabtaasi waxa ay hambalyo dhalasho farxad leh u diraan

Siciid Axmed Cumar (Maahir)Iyo Xamda Maxamuud Cumar

Oo Maanta 5 December 2017 Wiil ugu dhashay Cusbitaalka Edna Aden ee magaalada Hargeysa. Wiilkaas oo loo bixiyey Axmed Siciid Axmed Cumar, wax ay leeyihiin Eebbe haka dhigo kii dalkiisa, diintiisa iyo Dadkiisaba anfaca. Aammiin…. Ammiin.. Aammiin.

COMMENTS
LINKS