Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Oo Digniin U Diray Cidkasta Oo Iibsatay Hantida Dawlada Wixii ka Danbeeyay 13.November,Sheegayna In Cashuur Dhaafki La Joojiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Hanti Dhowrka Guud Ee Qaranka Oo Digniin U Diray Cidkasta Oo Iibsatay Hantida Dawlada Wixii ka Danbeeyay 13.November,Sheegayna In Cashuur Dhaafki La Joojiyay.
December 6, 2017 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Hantidhawraha Guud ee qaranka Somaliland Siciid Saleebaan Mire oo midooyinkii u danbeeyay qaadayay taalabo la xidhiidha xakamaynta Hantida qaranka ayaa sheegay in cidkasta oo iibsatay wixii ka danbeeyay 13-kii November ay tahay sharci daro.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS