Badhasaab Ku-xigeenka Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore Degmada Geedbalaadh iyo Gudoomiyha Cusub | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Badhasaab Ku-xigeenka Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore Degmada Geedbalaadh iyo Gudoomiyha Cusub
December 6, 2017 - Written by Reporter:

Gabiley,(W,N)-Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay Guddoomiyihii hore ee Degmada Geedbalaadh iyo Guddoomiyaha Cusub ee loo soo magacaabay Degmada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS