WAJAALE NEWS

Badhasaab Ku-xigeenka Gabiley Oo Xilkii U Kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore Degmada Geedbalaadh iyo Gudoomiyha Cusub

Gabiley,(W,N)-Badhasaab Ku-xigeenka Gobolka Gabiley Cali Cabdi Cabdilaahi ayaa maanta xilkii u kala wareejiyay Guddoomiyihii hore ee Degmada Geedbalaadh iyo Guddoomiyaha Cusub ee loo soo magacaabay Degmada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version