Dadwaynaha Reer Boorama Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Maamusha Biyaha Magaalada | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Dadwaynaha Reer Boorama Oo Cabasho Xoogan Ka Muujiyay Shirkada Maamusha Biyaha Magaalada
December 6, 2017 - Written by Reporter:

Borama(W,N)-Dadwaynaha ku nool Magaalada Boorama ayaa cabasho xoogan ka muujiyay Shirkada Maamusha Biyaha Magaalada,Waxaanay sidoo kale ku eedeeyeen in ay kordhisay lacagihii ay qaadi jirtay isla markaana ay lacagtii Shiling Somaliland-ka ee lagaga qaadi jiray biilka biyaha ay u badaleen Dollar,Waxaanay ay sheegeen hadii ay Shirkadu arintaa dib uga noqon waydo in ay mudaharaadyo dhigi doonaan

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

 

COMMENTS
LINKS