WAJAALE NEWS

Wasiirka Maaliyada Somaliland Oo Xadhiga Ka Jartay Mashaariico Horumarineed Oo Laga Hirgaliyay Gobolka Salal

Salal,(W,N)-Wasiirka Wasaarada Maaliyada Somaliland Marwo Samsam Cabdi Aadan ayaa xadhiga ka jartay Mashaariico hurumarineed oo laga hirgaliyay Degaaanka Caasha-Cado ee Gobolka Salal.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version