DAAWO; Dib Umilicso Khudbadii Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal Oo Ka Warbixinaya Shir Uu kaga Qaybgalay Jabouti. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Dib Umilicso Khudbadii Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal Oo Ka Warbixinaya Shir Uu kaga Qaybgalay Jabouti.
December 8, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA (W,N) Dib Umilicso Madaxwayne Maxamed Xaaji Ibraahim cigaal oo warbixinaya shir uu ka qaybgalay Jabuuti iyo waxyaabihii uu kala kulmay isagoo si farshaxanimo leh usharaxaya arimihii uu la kulmiye iyo dabcan siyasada Arimaha Dibada + Aragtida  madaxwaynaha jabuuti  Xasan Guuleed ka yidhi shirkii .

SIdoo kale madaxwaye cigaal  ayaa sheegay in ay gabi ahaanba badaleen siyaasada arimaha dibada Somaliland

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA;

COMMENTS
LINKS