Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Kooxaha U Dooda Xuquuqal Insaanka | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Kooxaha U Dooda Xuquuqal Insaanka
December 11, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa Eedo culus u soo Ururka u dooda Xuquuqal Insaanka,Waxaana uu sidoo kale sheegay in ay u doodaan oo kaliya Xuquuqda Siyaasiga oo ay iska ilaabeen Xuquuqdii Bulshada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS