WAJAALE NEWS

Guddoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Oo Eedo Culus U Soo Jeediyay Kooxaha U Dooda Xuquuqal Insaanka

Hargeysa(W,N):-Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Somaliland Aadan Xaaji Cali ayaa Eedo culus u soo Ururka u dooda Xuquuqal Insaanka,Waxaana uu sidoo kale sheegay in ay u doodaan oo kaliya Xuquuqda Siyaasiga oo ay iska ilaabeen Xuquuqdii Bulshada.

Halkan Hoose Ka Daawo Muuqaalka Warka

Exit mobile version