DAAWO ; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Bogaadiyay Haayadaha Xuquuqal Insaanka Una Soo Jeediyay In Ay Xuquuqaha Si Siman Ugu Dooda. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Jsl Oo Bogaadiyay Haayadaha Xuquuqal Insaanka Una Soo Jeediyay In Ay Xuquuqaha Si Siman Ugu Dooda.
December 11, 2017 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ahna Gudoomiyaha Maxkamada Dastuuriga ah Ee Jamhuuriyada Somaliland Dr Aadan Xaaji Cali Ayaa Bogadiyay Haayadaha Udooda Xuquuqal Insaanka Somalliland.

Sidoo kale Gudoomiyaha ayaa Haayadaha Xuquuqal Insaanka usoo jeediyay in dhamaan xuquuqaha bini aadamka ee jira ay si siman ugu doodaa isagoo xusay in ay jiraan meelo badan oo u baahan in loo dooda xaqa ay leeyihiin isagoo tusaale usoo qaatay bulshooyinka ku nool xaafadaha state house iyo meelaha kale ee ay degan yihiin dadka barakacayaash ahi kuwasi oo aan helin xuquuqo badan oo ay leeyihiin mudana in loo dooda,

COMMENTS
LINKS