WAJAALE NEWS

DAAWO; Madaxwayne Muuse Biixi Oo Golihiisa Wasiirada Cusub Ku Amray In Ay Dhamaan Diwaangaliyaan Hantida Ay Gaarka Uleeyihiin.

Madaxwaynaha Cusub  Ee Jamhuuriyada Somaliland Oo Shirki Ugu Horeeyay Layeeshay Golaha Wasiirada Xukuumadiisa  kuna wargaliyay Dhowr Qodob Oo Qaranimada laf Dhabar u ah Iyo nuxurka Ay Xanbaarsan Yihiin?

HARGAYSA (W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi Ayaa Shirkii Ugu Horeeyay Maanta la Sheegay Golaha Wasiirada Cusub Ee Xukuumadiisa Uu Dhawaan Soo Dhisay.

Shirka Uu Madaxwayne Muuse biixi la Yeeshay Golaha Wasiirada ayaa Waxaa ku Weheliyay Madaxwayne kuxigeenka jsl Cabdiraxmaan Saylici.

Isbarasho Iyo Dhaarinta kadib  Waxa Madaxwayne Muuse Biixi Kuwargaliyay Golaha Wasiirada Dhowr Qodob Oo Dawladnimada Muhiim u ah Kuwaasi oo ay Ugu Mudnayn In Dhamaan Xubanhan Golaha Wasiirada Lafaray In ay Soo Diwaangaliyaan Hantidooda  Ma Guurtada Ah Ee ay Gaarka Uleeyihiin.

Halkan ka Daawo Muqaalka Warkan Oo Uu Afhayeenka Madaxtooyadu ku Sharaxayo Qodobada Lagu Wargaliyay Golaha Wasiirada;.

https://youtu.be/gXzPIWcaQio

Exit mobile version