Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Beeniyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Madaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Cabdiqaadir Jirde Oo Beeniyay Hadal Dhawaan Ka Soo Yeedhay Madaxwayne Muuse Biixi
December 16, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Guddoomiyaha ku-meel-gaadhka ah ee Xisbiga WADDANI Xildhibbaan
Cabdiqaadir Jirde, ayaa beeniyey hadal dhawaan ka soo yeedhay Madaxweynaha cusub ee Somaliland Md.Muuse Biixi Cabdi, kaasi oo sheegayey in Madaxda Xisbiga WADDANI ay diideen ergo uu sheegay in uu u soo diray, waxaana uu tilmaamay in arrintaasi ay tahay waxba kama jiraan balse uu Muuse laftiisu ka gow-adeygay dalab ka yimi dhanka Xisbiga WADDANI.

HALKAN HOOSE KA DAAWO MUUQAALKA

https://youtu.be/SR9lEzAb6Cs

COMMENTS
LINKS