Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Kormeeray Halka Ay Marayaan Dhismaha Barkadaha Kaydka Biyaha Hargeysa | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Kormeeray Halka Ay Marayaan Dhismaha Barkadaha Kaydka Biyaha Hargeysa
December 17, 2017 - Written by Reporter:

Hargeysa(W,N)-Xildhibaano ka socda Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kormeeray barkadaha kaydka biyaha Hargeysa oo qayb ka noqon doona mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS