WAJAALE NEWS

Xildhibaano Ka Tirsan Golaha Guurtida Somaliland Oo Kormeeray Halka Ay Marayaan Dhismaha Barkadaha Kaydka Biyaha Hargeysa

Hargeysa(W,N)-Xildhibaano ka socda Golaha Guurtida Somaliland ayaa maanta kormeeray barkadaha kaydka biyaha Hargeysa oo qayb ka noqon doona mashruuca biyo balaadhinta Hargeysa.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version