Cuqasha Iyo Siyasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Salal Oo Fariin Adag U Diray Madaaxwayne Muuse Biixi | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Cuqasha Iyo Siyasiyiinta Ka Soo Jeeda Gobolka Salal Oo Fariin Adag U Diray Madaaxwayne Muuse Biixi
December 17, 2017 - Written by Reporter:

SALAL (W,N)-Cuqaasha iyo Siyaasiyiinta ka soo jeeda Gobolka Salal ayaa fariin adag u diray Madaxwayne Muuse Biixi,waxaanay sidoo kale sheegeen in uu si deg dega u eego xaqii beesha Ciise.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/UNmLthRJjm8

COMMENTS
LINKS