WAJAALE NEWS

Siyaasi Cabdilaahi Dahab Oo Fariin Adag U Diray Madaxwayne Muuse Biixi

Hargaysa(W,N)-Siyaasi Cabdilaahi Axmed Maxamed Dahab oo ka mid ah hogaanka sare ee Xisbiga Mucaaridka ah ee Waddani ayaa fariin adag u diray Xukuumada Madaxwayne Muuse Biixi,Waxaana uu sidoo kale sheegay in hantida ay gaarka u leyihiin Madaxwaynaha iyo Madaxwayne Ku-xigeenka la soo bandhigo.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version