WAJAALE NEWS

DAAWO; “Madaxweynaha Iyo Kuxigeenkiisu Ha Diwaan Galiyaan Hantida Ay Gaarka Uleeyihiin” Siyaasi Cabdikariim Ahmed Mooge

HARGAYSA(W,N) Siyaasi Cabdikariim Axmed  Mooge ayaa Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ku Bogaadiyay Talaabada Uu qaaday Ee ah in Xubnaha Cusub Ee Golaha Wasiiradiisu Ay Diwaangaliyaan Hantida ay gaarka Uleeyihiin Taasi oo Ku Tilmaamay  Talaabo muhiim ah;

Sidoo kale Siyaasi Cabdikariim Axmed Mooge ayaa mMadaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo kuxigeenkiisa Cabdiraxmaan Saylici Usoo Jeediyay In Ay  Diwaangaliyaan Hantidooda  Ay Gaarka  Uleeyihiin Umadana Usoo Bandhigaan.

https://youtu.be/3eCeIDJg3Y8

Exit mobile version