WAJAALE NEWS

Waxka Baro Taariikhda Maareeyaha Cusub Ee Haayada Duulista & Madaarada Jsl Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodol + Khibrada Waayo Aragnimo Ee Uu Leeyahay?

Hargaysa(W,N) Madaxwaynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Maanta Digreeto Madaxwayne ku Magacaabay Mareeyaha Guud ee Haayada Duulista Iyo Madaarada Jsl kaasi oo Uu Magacaabay Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodol oo In ka Badan 40 Sano kasoo Shaqeeyay Arimaha la xidhiidha haayadan loo Magacaabay Isagoo ahaa Duuliye sare Mid Ilaa Dawladii Burburtay Ee Somaliya Iyo Caalamkaba.

Hadaba Waa kuma Duuliye Sare Cabdi Maxamed Rodol?Waraysi Xiiso Badan Oo Mudo Hore uu Wariye Cabdisalaan Hereri Ula Yeeshay isagoo ka Sheekeeyay Mudadii uu shaqada Duuliyaha bilaabay iyo Inta Dal Ee uu ka Soo Shaqeeyay;

DAAWO; Muuqaalka Waraysiga Maareeyaha Guud Ee Haayada Duulista Iyo Madaarada Jsl”

Exit mobile version