DAAWO ; Bile Rafle Guuleed Oo ka Hadlay Imaatinkiisa Somaliland Iyo Wax-yaabaha Ugu Cajiibsan Ee Uu Ku Arkay Caasimada Hargaysa +Gabiley . | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Bile Rafle Guuleed Oo ka Hadlay Imaatinkiisa Somaliland Iyo Wax-yaabaha Ugu Cajiibsan Ee Uu Ku Arkay Caasimada Hargaysa +Gabiley .
December 17, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Oday Bile Rafle Guuleed oo xiligii Dawladii Siyaad Bare  Badhasaabka Ka Ahaa Qaarkamida gobolada  Somaliland sida togdheer Hargaysa kana mida ahaa shaqkhsiyaadka lagu xasuusto in uu waxyaabo badan ka qabtay caasimada Somaliland ee xiligan ayaa Kawaramay imaatinkiisa Somaliland oo uu sheegay in uu kasoo qaybgalay Caleemo saarka madaxwaynaha Cusub Ee Somaliland.

 

COMMENTS
LINKS