WAJAALE NEWS

Madaxweyne Ku-xigeenka Somaliland Oo Ka Hadlay Xil-wareejintii Wasiirka Madaxtooyada

Hargaysa(W,N)-Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaah Saylici ayaa ka qayb galay xaflada xilwareejinta Wasiirkii hore ee Madaxtooyada Maxamauud Xaashi Cabdi.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/8LkN5rR-VKA

Exit mobile version