WAJAALE NEWS

Daawo: “Meel Cidlo Ah Mus-Dambeed Ka Noqon Maynee Dawlad Shaqaynaysa Ayaanu Anagu Mus-Dambeed Ka Nahay”..Maxamuud Xaashi

Hargaysa(W,N)-Wasiirkii hore ee Wasaarada Madaxtooyada Somaliland Maxamuud Xaashi Cabdi oo maanta Wareejiyay xilkii Wasaarada Madaxtooyada ayaa sheegay in aanay meel cidla ah ka noqonayn Mus-dambeed oo ay dawlad shaqaynaysa ay ka noqonayaan Mus-dambeed.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

https://youtu.be/Mh9JQPeiO4s

 

Exit mobile version