DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Jsl Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ku Sobootiday Xil Wareejintii Wasaarada, Soona Bandhigtay Wax Qabankii Ay ku Talaabsatay Mudadii Ay Xilka Haysay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Jsl Oo Khudbad Dhinacyo Badan Taabanaysa Ku Sobootiday Xil Wareejintii Wasaarada, Soona Bandhigtay Wax Qabankii Ay ku Talaabsatay Mudadii Ay Xilka Haysay.
December 18, 2017 - Written by Editor:

Wasiirkii Hore Ee Maaliyada Marwo Samsam Cabdi Aadan  Oo Shaacisay In Aanay Gabi Ahaanba Jirin Wax Dayn ah Oo aY  Wareejinaysaa!.

Hargaysa(W,N) Wasiirkii hore Ee Wasaarada Maaliyada Somaliland  Marwo Samsam Cabdi Aadan Oo Maanta Xilkii Wasaarada ku Wareejinaysay Wasiirkii Cusub Ee Dhawaan Loosoo Magacaabay Iyadoo Siqotodheer Uga Sheekaysay Waxyaabihii Uhirgalay Mudadii ay Xilka Haysay.

Sidoo kale ex wasiir samsam ayaa midmid uga warbixisay Dhismayaasha Ay Wasaarada Maaliyadu Guud ahaan Dalka ka Dhistay Min saylac Ilaa Wog Wajaale

Dhanka Wasiir Samsam Ayaa Shaaca ka Qaaday in Aanay Gabi Ahaanba Wasaarada Maaliyadu Wareejinayn Wax Dayn ah.

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS