DAAWO; Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Wasaarada Iyo Weedhihii Madasha laga Jeediyay, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Wasaarada Iyo Weedhihii Madasha laga Jeediyay,
December 18, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Cusub ee Wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed kaahin Axmed ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee wasarada Yasiin Maxamuud  Faratoon

Xaflada xil wareejinta o kadhacday Hoolka Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa waxa madashan laga jeediyay hadalo badan oo iskugu jiray sabootin iyosoo dhawaynta masuulka cusub/.

 

COMMENTS
LINKS