WAJAALE NEWS

DAAWO; Wasiirka Cusub Ee Wasaarada Arimaha Gudaha Oo Xilkii Kala Wareegay Wasiirkii Hore Wasaarada Iyo Weedhihii Madasha laga Jeediyay,

HARGAYSA(W,N) Wasiirka Cusub ee Wasaarada arimaha Gudaha Somaliland Mudane Maxamed kaahin Axmed ayaa maanta si rasmiya xilkii ugala wareegay wasiirkii hore ee wasarada Yasiin Maxamuud  Faratoon

Xaflada xil wareejinta o kadhacday Hoolka Wasaarada Arimaha Gudaha ayaa waxa madashan laga jeediyay hadalo badan oo iskugu jiray sabootin iyosoo dhawaynta masuulka cusub/.

 

Exit mobile version