DAAWO; Waraysigii Ugu Horeeyay Ee Warbaahinta Dalka Etoobiya la Yeelato Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Waraysigii Ugu Horeeyay Ee Warbaahinta Dalka Etoobiya la Yeelato Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay.
December 25, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee dhawaan la doortay ayaa waxaa waraysigii ugu horeeyay ee muuqaala waxaana la yeeshay midkamida warbaahinta caalmiga ah ee dalka aynu jaarka nahay Ee Etoobiya.

madaxwayne muuse iyo enntv

Waraysigan oo uu layeeshay wariye ka socday televisonka dalka Etoobiye ENN TELEVISION  madaxwayne muuse biixi

Waxaanu ahaa waraysigani mid dhinacyo badan taabanaya kuwaasi oo laxidhiidha halgankii Somaliland ee jabhadii Snm oo ay fadhiisinkoodu ahaa dalka itoobiya iyo sidoo kale xidhiidhka xiligan ee Somaliland iyo Etoobiya .

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

COMMENTS
LINKS