WAJAALE NEWS

DAAWO; Waraysigii Ugu Horeeyay Ee Warbaahinta Dalka Etoobiya la Yeelato Madaxwaynaha Somaliland Muuse Biixi Iyo Arimaha Wax Laga Waydiiyay.

HARGAYSA(W,N) Madaxwaynaha jamhuuriyada Somaliland Muuse Biixi Cabdi ee dhawaan la doortay ayaa waxaa waraysigii ugu horeeyay ee muuqaala waxaana la yeeshay midkamida warbaahinta caalmiga ah ee dalka aynu jaarka nahay Ee Etoobiya.

Waraysigan oo uu layeeshay wariye ka socday televisonka dalka Etoobiye ENN TELEVISION  madaxwayne muuse biixi

Waxaanu ahaa waraysigani mid dhinacyo badan taabanaya kuwaasi oo laxidhiidha halgankii Somaliland ee jabhadii Snm oo ay fadhiisinkoodu ahaa dalka itoobiya iyo sidoo kale xidhiidhka xiligan ee Somaliland iyo Etoobiya .

HALKANKA DAAWO MUUQAALKA WARAYSIGAN OO DHAMAYSTIRAN;

Exit mobile version