DAAWO; Sheekh Aadam-Siiro Oo Xukuumadda Cusub U Soo Jeediyay Talooyin Muhiim Ah. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO; Sheekh Aadam-Siiro Oo Xukuumadda Cusub U Soo Jeediyay Talooyin Muhiim Ah.
December 29, 2017 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) Ayaa Khudbadii salaada jimcaha wuxuu kaga hadlay hogaaminta Umada islaamka ah iyo arimaha ka reeban in ay ku kacaan

Sidoo kale Sheekh Aadansiiro ayaa talooyin muhiim ah usoo jeediyay xukuumada cusub ee Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADII JIMCAHA EE SHEEKH AADANSIIRO;

COMMENTS
LINKS