WAJAALE NEWS

DAAWO; Sheekh Aadam-Siiro Oo Xukuumadda Cusub U Soo Jeediyay Talooyin Muhiim Ah.

HARGAYSA(W,N) Sheekh Aadan Xaaji Maxamuud Xiiray(Aadansiiro) Ayaa Khudbadii salaada jimcaha wuxuu kaga hadlay hogaaminta Umada islaamka ah iyo arimaha ka reeban in ay ku kacaan

Sidoo kale Sheekh Aadansiiro ayaa talooyin muhiim ah usoo jeediyay xukuumada cusub ee Somaliland .

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA KHUDBADII JIMCAHA EE SHEEKH AADANSIIRO;

Exit mobile version