DAAWO MUUQAALKA; Meherkii Sanadka Cusub Iyo Madal Kulmisay Haldoorka Somaliland! | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO MUUQAALKA; Meherkii Sanadka Cusub Iyo Madal Kulmisay Haldoorka Somaliland!
January 1, 2018 - Written by Editor:

Hargaysa(W,N) Maanta oo ay Taariikhdu ahayd Bilowga 01/01/2018  Waxaa Huteelka Maansoor Ee Magaalada Hargaysa  ka qabsoomay Xaflada Meherka Mudane Liibaan Maxamed Ibraahim Dheere Iyo Marwadiisa Nimco(Cabdiyo)   Abiib Diiriye Nuur.

Munaasibadan Ayaa ahayd Mid Si heersare ah loo soo agaasimay ismarkaana  kulmisay badi Hadloorka Somaliland Madax Dhaqameedka, Wasiiro, Siyaasiyiin Abwaano, Ganacsato Iyo Dhalinyarada Wakhtigan.

liiban meher 2

liiban meher 1

 

meherka 5

libaan mm2

Sidoo kale Xafladan waxaa kasoo Qaybgalay Sheekha Caanka ku ah Qaadista Qasaa,idka Nabi Amaanka ah NNKHh Sheekh Cumar Aadan Oo Caruuska kusoo Dhaweeyay Digriga Alleh Iyo Mawliidka Nabiga NNKH.

sheekh cumar aadan 2 sheekh cumar aadan

 

meherka 2

meherka 4

Waxaana Xusid Mudan In ay  Munaasibadani Ahayd mid heer sare loo soo agaasimay taasi oo noqotay mid Loogu yeedho (Meherkii Qarniga iyo Munaasibadii Sanadka Cusub)

HALKAN KA DAAWO MUUQAALKA MUNAASIBADAN IYO WEEDHIHII LAGA YIDHI.;

COMMENTS
LINKS