Daawo: Hay,adda Shaqaalaha Oo Ku Dhawaaqday Imtaxaankii Ay Dhawaan Qaaday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Daawo: Hay,adda Shaqaalaha Oo Ku Dhawaaqday Imtaxaankii Ay Dhawaan Qaaday
January 7, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ay maanta shaacisay cida ku guulaystay natiijadii Imtaxaanka Ay Shaqo Doonka Ka Qaadeen,waxaana ay guulaystayaashu kala shaqayn doonaan Haay’adda Shaqaalaha Tirinta Iyo tayaynta shaqaalaha dawladda somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS