WAJAALE NEWS

Daawo: Hay,adda Shaqaalaha Oo Ku Dhawaaqday Imtaxaankii Ay Dhawaan Qaaday

Hargaysa(W,N)-Hay’adda Shaqaalaha Dawladda Somaliland ay maanta shaacisay cida ku guulaystay natiijadii Imtaxaanka Ay Shaqo Doonka Ka Qaadeen,waxaana ay guulaystayaashu kala shaqayn doonaan Haay’adda Shaqaalaha Tirinta Iyo tayaynta shaqaalaha dawladda somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version