DAAWO ; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Oo fariin Culus Udiray Haayadaha Wadashaqayntu Ka Dhaxayso. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
DAAWO ; Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga Iyo Barakacayaasha Oo fariin Culus Udiray Haayadaha Wadashaqayntu Ka Dhaxayso.
January 8, 2018 - Written by Editor:

“Waxaan Daraasay Doonaa Haayadaha la Shaqeeya Haayadan Iyo Qaab ay Ula Shaqeeyaan, Idiin Dhago Nug Laamaynee, Aynu Isku Dhago Nuglaan” Gudoomiye Xinif.

Hargaysa(W,N) Gudoomiyaha Haayada Qaxootiga iyo barakacayaasha somaliland mudane cabdikariim (xinif) ayaa munaasibadii uu xilka kula wareegayay wuxu fariimo kala duwan udiray haayadaha ay wadashaqaynti ka dhaxayso haayada  iyo sidoo kale shaqaalaha ka hawlgala  xafiisyada haayada,

Sidoo kale gudoomiye Cabdiriim ayaa balan qaaday in uu Shaqaalaha Haayada si siman uraadin doono xuquuq dooda iyo wixii ka maqan isagoo Balan qaaday inuu sifiican ula shaqayndoono.

DAAWO MUUQAALKA WARKAN’;

 

 

COMMENTS
LINKS