Ururka Qareenada Somaliland (Solla) Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Bahda Garsoorka Ee uu ka Baxay Marxuum Sheekh faarax Oo Ku Geeriyooday Hindiya, | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Ururka Qareenada Somaliland (Solla) Oo Tacsi Udiray Qoyskii Iyo Bahda Garsoorka Ee uu ka Baxay Marxuum Sheekh faarax Oo Ku Geeriyooday Hindiya,
January 9, 2018 - Written by Editor:

INAALILAAH WA,INAA ILAYHI RAJUCUUN.

Ururka Qareenada Somaliland Ee Solla Ayaa Tacsi Tiiraanyo leh Udirayaan  Qoyskii & qaraabadii  Iyo Bahda Garsoorka Somaliland Ee Uu ka baxay Marxuum Sheekh faarax Nuur Maxamed oo kamid ahaa Garsoorka Somaliland Oo maanta ku Geeriyooday Dalka Hindiya oo xaalad Caafimaad Loogu Qaaday Marxuumka.

“Anagoo ku hadlayna Afka ururka Qareenada Somaliland waxaanu halkan Tacsi uga diraynaa qoyska iyo qaraabada iyo bahda garsoorka somaliland ee  uu ka baxay MARXUUM GaryaqAan sheekh faarax.

Marxuumku waxa uu kamid ahaa odayaasha Bahda garsoorka somaliland isagoo mudo dheer kasoo shaqaynayay, waxaanu ilaahay uga baryaynaa qoys iyo bahda garsoorka Ee uu ka baxay marxuumka in Samir Iyo Iimaan Uu kasiiyo. Marxuumkana   ilaahay u baryaynaa in uu janatul fardowsa geeyo.

Gudoomiye Maxamed Maxamuud Xaashi Timo

Garyaqaan Xuseen Maxamuud fadal

Garyaqaan Jamaal Xuseen Axmed

Garyaqaan Maxamed Jaamac Cabdi

Garyaqaan Barkhad jaamac aare

Garyaqaan Farduus Aadan Maxamed

Garsoore Maxamuud Cabdirasaaq

SIDOO KALE WAXAA MARXUUMKA TACSI TAALAMID UDIRAYA

Eng Xaashi Cumar Cige

Sheekh Cabdiqaadir Carab Warsame

Cumar Madar Muuse

 

Muj Cali Cabdiqaadir Muxumed

Cabdicasiis Cabdilaahi Caalin

Cabdilaahi Xuseen Da,uud

Cabdifataax Cali Cabdilaahi

Yuusuf Jaamac Xirsi

COMMENTS
LINKS