Masuuliyiinta Turkish Mall Center Oo fariin Muhiim ah Udiray Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Masuuliyiinta Turkish Mall Center Oo fariin Muhiim ah Udiray Bulshada Ku Dhaqan Caasimada Hargaysa.
January 10, 2018 - Written by Editor:

HARGAYSA(W,N) Xaafadaha kala Duwan Ee Caasimada Hargaysa Ayaa maalinba Maalinta ka Danbaysa Waxaa kusoo kordhaya Suuqyo Ganacsi oo laga furo,

ttttttttt

Hadaba Xaafada jig jiga yar Ayaa Waxay Xiligan Noqotay Meelaha sida way marba marka kadanbaysa usoo camirmaya taasi oo keentay in bulshada ku dhaqani ay kaga maaranto Tagitaanka suuqa Hoose ee caasimada oo Warwalba ay dhib ku hayd usocodkiisu.

turkish mall 3

Masuuliyiinta Meherdaha Ganacsi ee Turkish Mall Centar Oo Tukaano kala Duwan Ku leh degmooyinka caasimada hargaysa  soona Dajisa Dharka ay Xidhaan Ragu, Dhalinyarada Caruurta, Suudhadhka Iyo sidoo kale Weelka kala duwan, Gogolaha Gurhaya Islamarkaa qaybo kala duwan ku suuqa waaheen, xaafadaha jig Jiga Yar iyo Xero Awr taasi oo qayb wayn ka qaadatay buuxinta adeegyada ay bulshadu ubaahnay ayaa Waxay bulshada ku dhaqan caasimada hargaysa  ugu bushaaraynayaan in Ay Gabi ahaanba Agabyada Kala duwanee ay Iibiiyaa kuugu  sameeyeen Qiimo Dhimis 30%

Hadaba Maamulaha Guud ee Turkish Mall Centar Mudane Aaxmed ayaa fariin udiraya macaamiishooda kala duwan ee ku dhaqan caasimada    hargaysa.

turkish mall 2

Halkan ka Daawo Muuqaalka Masuulka Turkish Mall Center Oo Arimahaasi Ka Hadlaya;

COMMENTS
LINKS