Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Gabiley Oo Maayarka Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Musuq-Maasuq Iyo Wax Isdaba Marin. | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Xildhibaan Ka Tirsan Golaha Deeganka Gabiley Oo Maayarka Ku Eedeeyay In Uu Ku Kacay Musuq-Maasuq Iyo Wax Isdaba Marin.
January 10, 2018 - Written by Reporter:

Xildhibaan  fashiliyay Lacag Lagu Soo Daray Miisaaniyada Gabiley Oo Lagu Sheegay In La siinayo Wasaarada Arimaha Gudaha Iyo Fadeexadaha Ku Lamaan. ,

GABILEY(W,N)-Xildhibaan Maxamed Amin Cali Oo Katirsan Golaha Deegaanka Degmada Gabiley ayaa Markii Ugu horaysay Kashifay Hababka Musuq-maasuq Ee Maayarka Degmada Gabiley U lunsado  Mashaariico faro Badan oo ku Jiray Miisaaniyadii hore iyo Sidoo kale  sida uu u caadaystay wax isdaba marin dakhliga dawlada hoose.

Dhanka kale Xildhibaanka ayaa bulshada reer Gabiley u iftiimay sidii loo ansixiyay miisaaniyadii 2018-ka oo ka doodisteeda lagu soo gabo gabeeyay mudo hal maalin wuxuu ku tilmaamay in ay ahayd mid afduuban.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Wariye: Xamse Jirde

Wajaalenews.net

Hargaysa Office

COMMENTS
LINKS