Abaar Ka Soo Cusboonaatay Xeebaha Gobolka Awdal Iyo Laba Qof Oo U Geeriyooday | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Abaar Ka Soo Cusboonaatay Xeebaha Gobolka Awdal Iyo Laba Qof Oo U Geeriyooday
January 11, 2018 - Written by Reporter:

Borama(W,N)-Deegaanka Gargaara Bari ee Gobolka Awdal ayaa waxaa soo food saartay Abaar ba,an iyadoo ay abaartaasi galaafatay nolosha laba qof,waxaana dadwaynaha ku nool deegaakaasi ay baaq u direen Xukuumada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

COMMENTS
LINKS