WAJAALE NEWS

Abaar Ka Soo Cusboonaatay Xeebaha Gobolka Awdal Iyo Laba Qof Oo U Geeriyooday

Borama(W,N)-Deegaanka Gargaara Bari ee Gobolka Awdal ayaa waxaa soo food saartay Abaar ba,an iyadoo ay abaartaasi galaafatay nolosha laba qof,waxaana dadwaynaha ku nool deegaakaasi ay baaq u direen Xukuumada.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka Warka

Exit mobile version