WAJAALE NEWS

Golaha Wakiilada Somaliland Oo Soo Bandhigay Qaabka Ay U Bilaabayaan Ansixinta Wasiirada Cusub Ee Xukuumada

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

Hargeysa(W,N):-Golaha Wakiilada Somaliland ayaa soo bandhigay qaabka ay u ansixin doonaan Wasiirada cusub ee Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi.

Xoghayaha golaha Wakiilada Somaliland Cabdirisaaq Siciid Ayaanle ayaa sheegay in guddiyadii loo xil saaray ay shir gudoonka soo gaadhsiiyeen xogtii Wasiirada cusub, kuwaas oo ansixintoodu bilaabmi doono maalinta sabtida ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version