WAJAALE NEWS

Saraakiil Ka Tirsan Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Gaadhay Deegaanka Tukaraq

Tukaraq (W,N)-Saraakiil kala duwan oo ka tirsan Ciidamada Qaranka iyo kuwa Booliska Somaliland ayaa maanta gaadhay Deeganka Tukaraq waxaanay kulamo la qaateen Dadwaynaha Deegaankaas.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

 

Exit mobile version