Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun lagu Dalxiiso | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun lagu Dalxiiso
January 11, 2018 - Written by Reporter:

Djibouti(W,N)-Madaxwayaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub oo dalxiis isla markaana laga furay Magaalada Carta,Xaflada furitaanka waxaa soo qayb galay Ra,iisal Wasaaraha Dalka Jabuuti, Gudoomiyaha Baarlaamaanka iyo Xubno Wasiiro ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

COMMENTS
LINKS