WAJAALE NEWS

Madaxweynaha Dalka Jabuuti Oo Xadhiga Ka Jaray Xarun lagu Dalxiiso

Djibouti(W,N)-Madaxwayaha Jamuuriyada Jabuuti Mudane Ismaaciil Cumar Geele ayaa maanta xadhiga ka jaray xarun cusub oo dalxiis isla markaana laga furay Magaalada Carta,Xaflada furitaanka waxaa soo qayb galay Ra,iisal Wasaaraha Dalka Jabuuti, Gudoomiyaha Baarlaamaanka iyo Xubno Wasiiro ah.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version