“Reer Puntland Iyo Cabdiwali Gaas Waxaan Leeyahay Madaxwaynahayagu Waa Janan Ee Hanagu Soo Deg Degina”..Cukuse | WAJAALE NEWS
WAJAALE NEWS
“Reer Puntland Iyo Cabdiwali Gaas Waxaan Leeyahay Madaxwaynahayagu Waa Janan Ee Hanagu Soo Deg Degina”..Cukuse
January 11, 2018 - Written by Reporter:

Hargaysa(W,N)-Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa fariin adag u diray shacabka reer puntland iyo Cabdiwali Gaas waxaanu sheegay in Madaxwayne Muuse Biixi Janan yahay oo aanay ku soo deg deign Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

COMMENTS
LINKS