WAJAALE NEWS

“Reer Puntland Iyo Cabdiwali Gaas Waxaan Leeyahay Madaxwaynahayagu Waa Janan Ee Hanagu Soo Deg Degina”..Cukuse

Hargaysa(W,N)-Wasiirkii hore ee Xanaanada Xoolaha Cabdilaahi Maxamed Daahir Cukuse ayaa fariin adag u diray shacabka reer puntland iyo Cabdiwali Gaas waxaanu sheegay in Madaxwayne Muuse Biixi Janan yahay oo aanay ku soo deg deign Somaliland.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka

Exit mobile version