Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Meesha Laga Saaraayo La-taliyayaasha
January 11, 2018 - Written by Reporter:
Hargaysa(W,N)-Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ayaa ku eedeeyay Wasaaradaha inay qortaan Lataliyayaal lagu naas nuujiyo Wasaaradahaasi,waxaana uu sheegay in meesha laga saarayo Lataliyayaasha.