WAJAALE NEWS

Madaxweyne Ku Xigeenka Somaliland Oo Sheegay In Meesha Laga Saaraayo La-taliyayaasha

Hargaysa(W,N)-Madaxwayne Ku-xigeenka Somaliland ayaa ku eedeeyay Wasaaradaha inay qortaan Lataliyayaal  lagu naas nuujiyo Wasaaradahaasi,waxaana uu sheegay in meesha laga saarayo Lataliyayaasha.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

https://youtu.be/PYz0l0tra4w

Exit mobile version