WAJAALE NEWS

Wafti Uu Hogaaminayo Wasiirka Ciyaaraha Somaliland Oo Gaadhay Magaalada laascaanood

Laascaanood(W,N)-Wafti Balaadhan oo uu Hogaaminayo Wasiirka Wasaarada Dhalinyarada Iyo Ciyaaraha Somaliland ayaa gaadhay Magaalada Laascaanood ee Xarunta Gobolka Sool.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version