WAJAALE NEWS

Dhalinyarada Degmada Allay-baday Oo Bilaabay Olole Ay Ku Dabar Jarayaan Geedka Garanwaaga

Allay-baday (W,N)-Gudoomiyaha Degmada Allay-baday Iyo Dhalinyarada Ka soo jeeda Degmadaasi ayaa maanta Olole balaadhan oo ay ku dabar jarayaan Geedka Garanwaaga ka bilaabay Degmada Allay-baday.

Halkan hoose ka daawo muuqaalka warka

Exit mobile version